Friday, July 02, 2004

"Somali Christians Should Move to the Vatican": Assiyaasa

ASSIYAASA, Eldoret 6/2/03

Nin Soomaali oo Kiristaan oo sheegtay inuu u doodayo xuquuqda dadka Kiristiyaanka ah

Nin Soomaali ah oo ka codsaday madaxa Guddiga Farsamada IGAD in loo ogolaado iney shirka Eldoret ka qeyb galaan wuxuu ugu yeeray Mujtamaca Kiristiyaanka Soomaaliya ee laga tiro badan yahay , qoraalka ninkaasi nuqul ka mid ah oo uu ku illoobay ninkii codsigaasi qoray goobtii uu ku qortay ayaa wargeyska Assiyaasa uu helay , hase yeeshee inooma suurtoobin in aan ninkaasi helno si aynu wareysi uga qaadno waayo warqadda kuma qorna magaca ninkaasi , taariikhda madaxda IGAD loo geeyey ama la qoray warqadda .

Dadka Soomaalida shirka Eldoret argagax ayaa ku dhacay , ninkaasina waa nin is qarinayo sida muuqata hadda , balse siyaasiyiinta Soomaalida ee Eldoret jooga waxey aaminsan yihiin in ninkaasi iyo cidda uu magaceeda sheegtay aysan jirin balse ay tahay caqabad hor leh oo shirka lagu burburinayo . Xaqiiqda jirtaa waxey tahay mujtamac Soomaali Kiristiyaan ah oo aynu og nahay ma jiraan , balse waxaa jira dad damiir xumo iyo imaan la’aan ay u geyso iney Kiristiyaan sheegtaan si ay u helaan sandareerto gelin ku noolow oo Markey helaan fursaddey raadinayeena ku soo laabta diinta Islaamka .

Marka hore waxa is weydiin leh qof muslim ahaa ab ka ab ma la oran karaa waan kiristiyaan hadduu yiraahdo kiristiyaan baa ahay ? jawaabta waa maya waa Murtad ee Kiristiyaan waxaa la oran karaa qofkii ab ka ab kiristiyaan ahaa. Koobi ka mid codsigaasi ayaan idin kugu soo lifaaqnay warbixinta Assiyaasa si aad uga bogataan waxa ay warqaddaasi xambaarsan tahay .


SOMALI CHRISTIAN COMMUNITY MINORITY

FROM: SOMALIA CHRISTIAN COMMUNITY

TO: KENYA’S SPECIAL ENVOY TO SOMALIA

SUBJECT: CHRISTIAN INCLUSION IN THE SOMALIA NATIONAL RECONCILIATION CONFERENCE – ELDORET

This is to inform you that the above named is for the peace of the Nationa of Somalia.The Somalia Christianity Community has faced many difficulties in their country and as you are aware it is God who is holding the universal so if we are not included in the Government it will be difficulty for the peace which many are looking for to be found. God is the prince of peace.

Note that:If we are not included in the parliament, it will be difficult for us to be in the land of Somalia and this will force us to leave the country.

The Somalia constitution started in 1960 when we got independence up to now the constitution states that every Somalia has freedom of religion.

For a long time Christians have been represented in the Parliament as M.Ps and ministers e.g. Antony Mariama, Michael Maariama and others including myself.

We are fighting for the right of all the people even Kenyans because Christians are pillars of peace.

We are looking forward to have three members of Parliament in the Somalia Government one of them to Dr. Ahmed Abde Ahmed.

Finally this is what God is saying to the people of Somalia.


2 Chronicles 7:14

If my people, which are called by my name, shall humble themselves, and pray and seek my face and leave and turn from their wicked ways then I will hear from heaven, and will forgive their sins and will heal their land.

Assiyaasa : waxey kula talineysaa kuwa Soomaalida ee kiristiyaan sheeganaya doonayana iney madax noqdaa ha aadeen dowladda Fetikaanka ,halkaa ayey ka helayaan waxa ayrabaan .


No comments: