Thursday, July 01, 2004

Verbatim: London, UK

26 April 2004

waan arkay farintaadii walal aadbaanad u mahadasantahay
xageed dagantahay aan is baranee? meqo jirbaad tahay ?yaa la nooshahay sidesa u arkataa noqoshadad masixiga? ma ku faraxsantahay? aniga waa axmed deagan london waan ku faraxsanahay in aan ahay christain lakin ma oga cideyda waa secret ayagana la noolahay waxaan aadaa church ka dheer xafadeena ii sowaran walal.



brother ahmed
God bless you

No comments: