Friday, September 15, 2006

Condemnation - Cambaareyn

Condemnation

Somalis For Jesus! condemns in the strongest terms possible the barbaric murder of Ali Mustaf Maka’il on September 7, 2006.

Ali was shot and killed in Mogadishu by a militia member of the jihadist Union of Islamic Courts after he refused to join a Qur’an chanting crowd in response to the lunar eclipse.

Ali converted to the Christian faith eleven months ago and his killing is an attempt by the Taliban style jihadists to eliminate the Somali Christian community.

Kindly send an e-mail of protest to the Union of Islamic Courts at islamic_courts@yahoo.com or qaadisiya_editor@hotmail.com

Salutation: His Excellency, Sheik Sharif Sheik Ahmed

Please be respectful in all your communications with the Union of Islamic Courts.

End.

Cambaareyn

Somalis For Jesus! waxay aad u cambaareynaysaa dilkii fulaynimada ahaa ee loo gaystay shahiid Cali Mustaf Makaa’iil oo la dilay Sebtembar 7, 2006.

Cali waxaa Xamar ku toogtay oo dilay qoriley ka tirsan seef la boodka Midowga Maxaakiimta Islaamka kadib markii uu shahiidku diiday in uu ku biiro koox Qur’aan ka akhrisanaysay dayax madoobaadka.

Cali wuxuu ku soo biiray diinta Masiixiga 11 bilood ka hor waxaana uu dilkiisu yahay isku day ay seef la boodka Talibanka oo kale ahi ay ku doonayaan in ay ku xasuuqaan Masiixiyiinta Soomaaliyeed.

Fadlan e-mail cabasho ah u dir Midowga Maxaakiimta Islaamka kalana xiriir:
islamic_courts@yahoo.com ama qaadisiya_editor@hotmail.com

Salaan: Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxaan kaa codsan in aad si anshax iyo qadarin leh ula xiriirto Midowga Maxaakiimta Islaamka.

Dhammaad.

No comments: