Sunday, August 07, 2011

WARKHAD FURAN: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


The Republic of Somaliland Flag


Taariikh: Agoosto 5, 2011

Tixraac: SLCAC/91/0508/2011

Warkhad Furan

Ku: Mudane Ahmed Mohamed Mohamud (Siilaanyo) 
        Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
        Hargeisa, Somaliland

Ujeeddo: Xaqa Masiixiyiinta Somaliland ee Hoggaaminta Dalka


Mudane madaxweyne waxaan hawada kuu soo marinaynaa salaan waxaanan kuugu hambalyayn maamul wanaaga cusub ee ka muuqda maanta Jamhuuriyadda Somaliland.

Haddii aanu nahay Masiixiyiinta u dhashay Jamhuuriyada Somaliland ee ku nool dalka iyo dibadaba waxaanu taban in Masiixiyiinta reer Somaliland aan laga siin dawlada aad hogaamiso kaalin muuqata haba yaraatee.

Masiixiyiinta Somaliland kaalin muuqata ayay ku lahaayeen dawladihii hore ee soo maray Jamhuuriyadda Somaliland sida tii uu hogaaminayay mudane Dahir Rayale Kahin oo jagooyin wasiir iyo safiirnimo ahba ay ka hayeen Masiixiyiinta reer Somaliland.

Waxaanu kaa codsan in aadan ilaawin kaalinta ay Masiixiyiinta reer Somaliland ku leeyihiin hogaaminta iyo horumarinta dalka.

Mahadsanid

Indhadeeq Mohamed, RN
Xafiiska Warfaafinta
Guddiga Waxqabadka Masiixiyiinta Somaliland
Somaliland Christian Action Committee 

5 comments:

somalilander said...

nacdal baa idinku taallee nooga qaada calanka calamada kiristanka nijaasyahay

ahmed somaliland said...

adeer somaliland wax kiristan ah oo jooga ma jiraan aan ka ahayn ajaanibka nala jooga dadkayagu waa wada muslim boqolkiiba boqol wallee haddaydaan joojin waxan aad wadaan in aydun ku guban doontaan markiina hore ayo ma lihidin

Anonymous said...

Huune iska aammus waayo aniga ayaa jooga Hargeisa waxaanan ku leenahay ugu yaraan 8 kiniisadood oo gurhanaga ku kulma.

Waxaan nahay Masiixiyiin qaarkood la garanayo xilal kala cayn ahna ka soo qabtay ama ka haya dalka.

Anonymous said...

Dhiladi idin dhashay wasa xoolahan tuurka leh aqliga ilagey lugaha oo idinka galey

Anonymous said...

Heer somalilandiyoow fdln amiirka alshabaab tageera fdln waxan hubaa boqolkiiba 30%dadyowga somalind in ay yihiin gaalo ayne wadaan Saqoda weli ee fadhiga halaga kaco Musliminteyniyeeey
aniga mujahid joga hargeysa ayaan ahay tagersan ne wada jirka islaamka
xaqne u leh wadamada lisku yiraah igad