tag:blogger.com,1999:blog-7098251.post7504365508558380523..comments2024-01-18T08:19:45.423+03:00Comments on Somalis For Jesus: A Prominent Somali Christian Killed in Mogadishu Truck Bomb AttackUnknownnoreply@blogger.comBlogger7125tag:blogger.com,1999:blog-7098251.post-49358488107502293312019-04-25T19:10:04.400+03:002019-04-25T19:10:04.400+03:00beenaaleyaal ayaad tihiin, dad Muslimiin ah ayaad ...beenaaleyaal ayaad tihiin, dad Muslimiin ah ayaad ku been abuurataan si aad kaniisadaha uga tuugsataan.oo aad lacag ugu qaadataan.wardoonhttps://www.blogger.com/profile/01535550769695289620noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7098251.post-12606529640376501942019-03-29T20:54:36.434+03:002019-03-29T20:54:36.434+03:00Sxb adoo mahadsan wax taariikh ama xaqiiqooyin kal...Sxb adoo mahadsan wax taariikh ama xaqiiqooyin kale ah oo muujinaya arrinkaas ah inaad isku kaniisad ahaydeen ma ila wadaagi kartaa??? ShukranAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7098251.post-55395980556746108332018-04-05T17:32:48.700+03:002018-04-05T17:32:48.700+03:00Sxb meelo badan ayay daganaayeen missionkii sida:-...Sxb meelo badan ayay daganaayeen missionkii sida:- JAMAAME, MARKA, BUULOB BURTE, JALALAQSI, JOWHAR, XAMAR. dad badana way ku xirnaayeen waxaan ka xusuustaa CUMAR SWEDEN IYO SHAATOOS. dadkaasi ma dhamaadeen mise dibadaheey aadeen?Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7098251.post-70974662990396619032017-11-10T07:23:23.093+03:002017-11-10T07:23:23.093+03:00Kiniisado-guriyeed tiro ah ayaa ku yaal Xamar mark...Kiniisado-guriyeed tiro ah ayaa ku yaal Xamar marka in aan mid farta kuugu fiiqo waxaa ka dhalan kartaa amni xumo. In aad Somali quman tahay iyo in aad tahay xagjir Jihad doon ay tolow yaa ii kala sheega!SFJhttps://www.blogger.com/profile/07840120116531228106noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7098251.post-72361143497578955592017-11-08T11:56:10.271+03:002017-11-08T11:56:10.271+03:00Kaniisad guriyeedka xageey ku taalaa sxb meel iigu...Kaniisad guriyeedka xageey ku taalaa sxb meel iigu sheegAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7098251.post-32753077777978361692017-11-05T23:08:07.832+03:002017-11-05T23:08:07.832+03:00Dr Maryan isku kaniisad guriyeed ayaan ka tirsanay...Dr Maryan isku kaniisad guriyeed ayaan ka tirsanayn ugu yaraan sanad iyo bar. Aniga 6 bil qiyaastii ayay iga soo horaysay. Aniga waxaa Masiixinimada igu wacdiyay Dr Maryan oo aan muddo saaxiibo ahayn. Dadka inantan ku sheegaya Muslim waa kuwo aan xaqiiqda la socon ama xishood iyo cabsi runta u qaloocinaya. Dr Maryan waxay ahayd inan aad u wanaagsan oo reera cibaado ah.Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7098251.post-11336382252691248812017-10-28T20:38:20.152+03:002017-10-28T20:38:20.152+03:00if this article is confirmed it will be a turning ...if this article is confirmed it will be a turning point and could even create divisions among the mourners of zoppe massacre but I do not condone such barbaric act . while at the same time cannot accept that a Religion other than ISLAM SHOULD be spread among our community already dead on so many aspects except their faith !!keyse Mirehttp://www.adrasom.comnoreply@blogger.com