Monday, October 05, 2020

Boliiska Somaliland oo Xidhay Nin & Afadiis Masiixiyiin Ah



Afhayeenka Ciidanka boliiska Somaliland ayaa qirtay maanta nin iyo xaaskiisa oo dhawaan Hargeisa
loogu xiray sababo la xiriira caqiidadooda.

No comments: