The Somaliland Yibir (Hebrews) have submitted the above new flag as their official flag effective April 20, 2012.
Yibraha Somaliland ayaa calanka sare inna soo gaarsiiyay waana calankooda rasmiga ah laga bilaabo April 20, 2012.
Haddii aan nahay Somalis For Jesus waxaan u hambalyaynaynaa Yibraha Somaliland oo u guntaday baadigoobka xaqooda.
