Thursday, July 01, 2004

Verbatim: Sudan

14 Febrruary 2004

sxb salaan

waanfiicanahay anugu waxaan ku mashquulsanahy shaqada rabiga
waxaan rajinayaa in an aad wakhti dhaw hawsha maraqa kacabidoontid.

ha ilaawin in aad igu xustid salaadaada aad iyo aadna iigu salaan ...wuxuu ... ii sheegay in aad hawsha somalida iyo tan .... aad isku wadi doontid in tii suurtogal ah. .... waa war xiiso leh

arimahaas iiga soo waran iyo wax kugu cusuba.

Ali

No comments: