Thursday, July 01, 2004

Verbatim: Sudan

17 May 2004

waan ku salaamayaa walaal..

waxaan ahay qof somali ah, oo ku nool dalka Sudan waxaan ahay ardey halkan wax ka barta,magaceygu waa Cali , waxaan jeclahay inaynu wada xiriiro hadii aad tahay church planting evengalist,aad baan u daneynayaa xiriirkaaga.

fadlan isoo jawaab hadii aad tahay qofka aan sheegayo,

mahadsanid

Cali

No comments: